Video

Daawo Ciidamada Madaniga Gobolka Shabeelaha Hoose oo Fariin U Direy Kooxaha Kusoo Duuley Gobolka

Ciidamada madaniga gobolka shabeelaha hoose ayaa fariin adag u direy kooxaha dulmiga iyo gumaadka ka wada gobolka shabeelaha hoose wexeyna u sheegeen in qaadashada...

War Deg Deg Ah Daawo Go,aan Culus oo Kasoo Baxay Kulankii Beelweynta Geledi

Kulan aad u balaaran oo ay isugu yimaadeen aqoonyahano,indheer garad,culumaau'diin iyo odey dhaqameedyo dhamaantood kasoo jeeda beelaha tolwiine iyo yabdaale ee dega degmada afgooye...

Daawo Qurba Joogta Beesha Jambaluul oo Afur Gaarsiiyey Degmada Wanleweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

Qurba joogta beesha jambaluul ayaa waxaa ay maalintii shaley afur gaarsiisey qaar ka tirsan shacabka ku nool degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ee...

Daawo Cabdiqani Yuusuf Bolimoog Gudoomiyihii Degmada Afgooye ee Shariif Xasan Sida Sharci Darada Xilka Kaga Qaadey oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Deegaanka Nr 50

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa maalintii shaley lagu qabtey deegaanka Nr50 ee gobolka shabeelaha hoose kulankaasi...

Daawo Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ku Shirey Degmada Baladweyne oo Kasoo Horjeestey Gudiga Dorashooyinka uu Magacaabey Xasan Sheekh

Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Siyaasiyiinta, Waxgarad, Aqoon-yahanno iyo Odayaal-dhaqameed kasoo jeeda gobolada  hiiraan iyo shabelaha dhexe ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img