Video

Daawo:- Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka Warbixiyey Safarka ey ku Joogaan Magalada Muqdisho

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Dr. Cali C/laahi Isaaq  ayaa ka warbixiyey socdaalka iyo kulada ey la yeelanayaan dowlada federalka somaliya wasiirka ayaa...

Daawo: Suuqii Islii ee ku yiiley Magalada Neyroobo oo ey ka Buuxdey Hantidii Somaliyeed oo Bur Burin loogu dhaqaaqey

Xaafada islii ee magaalada nairobi ee xarunta dalka kenya shaley waxaa ka dhacay waxaan horay loo arag loona maqlin ka dib markii la jajabiyey...

Daawo:- Xildhibaanada mooshinka ka keeney Madaxweyne Xasan Sheekh

In ka badan 130 xildhibaan ayaa ka shaqeynaya sidii ey mooshin uga keeni lahaayeen madaxweynaha dowlada federalka somaliya ayagoo ku eedeynaya in uu xilkiisa...

Daawo: Madaxweynaha Konfur Galbeed oo Dhagax Dhigey Aargo mesha laga soo galo magalada baydhabo

Mas’uuliyiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa kawada Baydhabo hawlo dib u dhisid xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, taallooyin, iyo aargooyin lagu qurxinayo magaalada Baydhabo...

Daawo:-Gudoomiyaha Gollaha Guurtida oo La Dardaarmay Ciidamadii Maanta Tababarka Loo Soo Xiray

Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Malaaq Xasan Shure iyo Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta si adag ula dardaarmay Ciidamo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img