Barnaamijka faaliayah qaranka ee kasoo baxa Universal Tv ayaa waxaa ey faal aan caadi eheyn u dhigtey gudoomiyaha barlamanka ayadoo sida muuqata ka hadashey...
Maamulka Isbitaalka magaalada Beydhabo ayaa sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab toddobaadkii la soo dhaafay...
Wareysi aad u xiiso badan oo taabana dhinacyo badan ayaa warbaahinta koonfur galbeed waxaa ey la yeelatey Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Somaliland...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in falkii bahalnimada ahaa ee shaley lagu xasuuqay shacab...