Daawo:-Gudoomiyaha Gollaha Guurtida oo La Dardaarmay Ciidamadii Maanta Tababarka Loo Soo Xiray

1
68

Malaaq ShurowGudoomiyaha Gollaha Guurtida Malaaq Xasan Shure iyo Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta si adag ula dardaarmay Ciidamo tababar ugu soo idlaaday Caasimada Baydhabo Janaay.

Gudoomiye Malaaq Xasan Shure ayaa usheegay Ciidamada inay aasaaska koowaad u yihiin Ciidamadii ka howlgali lahaa Siinka Dheer ilaa Xuduuda Kenya.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Hogaan Hogaamiye Hoeseed Halyeey malaaq xasan shure maxaa mudantahay in Buugaagta wax wax laga Barto in Lagu qoro kuwa ku qoran xasan shuraa ka mudan Taariiqda ayaad Baal dahab uga Jirtaa mahadsanid Runsheeg

Comments are closed.