Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federalka oo ka hadley Falalka ey ku kacayaan Dalka Kenya

1
36

xasanMadaxweynaha Dalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay xarig maalmo ka hor Nairobi loogu geystay Qunsulka Safaarada Somaiya ee dalka Kenya.

Isagoo la hadlayey Madaxweynaha Warbaahinta Dawlada ayuu sheegay inay ka xun yihiin falkii lagu xiray Qunsulka islamarkaana arintaasi ay sababi karto in xiriirka labada dawladood uu saameeyo.

 

xasan sheekh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

xasan sheekh mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. War cid xattaa idin soo tacsiyadeysi ma jirtaa??!! Haddii jawaabta maya tahay, waxan markale idinleyahay “Lax walibo shillakey is dhigtaa lagu gowracaa”, dadkiina maanta madaxda ummada Soomaliyeed isku sheegaaya isku noqda oo dadnimo malihidiine.
    Ilaahow tan tu ka roon na tus.

Comments are closed.