Faxshar iyo Fadeexo…Cabdulaahi Maxamed Nuur wasiirudowlaha Maaliyada ma’oga masuul Dowladeed inuu yahay ?

0
109

nur

 

 

 

 

 

 

 

 

Cabdulaahi Maxamed Nuur oo ah wasiirudowlaha wasaarada ee xukuumada Soomaaliya ayaa waxa uu ka mid yahay Wasiirada ku jiro Golaha Wasiirada Dowlada Fedraalka kuwo ugu da’a yar hadana waxa uu qayb ka yahay koox isu bahaysatay inay Quud ku raadiyaan Qabiil ayna caqabad ku noqdaan horumarka Shacabka Soomaaliyeed.
Sii Akhri…php?readmore=21570