Dhegeyso:- Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin Caliyow oo ka hadley xaalada guud ee Somaliya

4
78

suldaan-warsameSuldaan Warsame oo la hadley qaar ka mid ah warbaahin ayaa waxaa uu ka hadley dhibaatada heysata somalida ku nool dunida dacaladeeda iyo kuwa ku jira gudaha dalka iyo dhibaatada uu qabiilka leeyahay wareysan ayaa waxaa uu u dhacay sidan ee nala dhegeysta.

 

 

Suldaan warsame

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

Suldaan warsame Mobil

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. suldanka somaliya hala raadiyo maa hadana lug gooyo kale miyaa somalia majirte suldaan dadkaga dhinac ka raac d.m waligood ma maqleysid ayago dowlad nimo raadinaya lkn dadka kale ayeey ula raadiyan dowlad nimada suldan waxaas ka bax kow dheh jaabka gacanta gali konfur galbeed aya dhisane somaliweyn waa kala yac daye waxas ka baho

  2. Suldaan kolka hire waad mahadsantahay….
    maxaa yeelay waxaad inoo sheegtay inaad dulaal u noqotay Nimankii aan isla ogayn EE aan kaaga digi jirnay
    waxaad tahay suldaankeena waxaadna suldaan inoogu tahay in aad xaqeena inoo soo dhiciso laakiin suldaan inoogu ahaan maysid in dulaal hawiye iyo qabaan reer abtiyadaa
    suldaan beesha dhulkeeda duulaanbaa lagu yahay Laguna ahaan jiray sidaad u hashayna waa si khaldan

  3. kan awalba qofkii uhaystey in uu wax gal yahay maanta ha ogaado soomaali ayuu kuleeyahay aawey soomaali 70kii sano ee lasoo dhaafeya ayaa dadkiisa lagu haayey baa’bi in iiyo rafaad qaasataan kuwa asaga suldaanku u yahay, beesha jiido hadaan laga qaban re caliyow ibrow weligooda sidaas ayey udhibaateys naanayaan ma’ahan kuwa kashaqeynayo danta guud ee beesha jiido waa calooshoos ushaqeystayaal aan udanqaneynin dadkooda

  4. Suldanka Minnesota ee Jiido,maxaa loo weydin waayeey mucaawinadii lagu qiimeeyey illa iyo 5Milyan dollar oo guryo Mombasa iyo Malindi uu kaga gatay raashin loogu tala galay dadki abaaraha ee iyo barakacii 2011.Isaga aynu ognahay oo Eebbe marqati ka yahay inuu yahay daneystee ku qaraabta SULDAANIMO uuna BAAN ka yahay dhulka JIIDO.Qoryooley waxa ku sugaya waad OGTAHAY ee bannaanka ka JAQJAQLEY,cidna siri mayside,calaacalka iska DAA.

Comments are closed.