Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Axmed Diiriye oo Markii ugu Horeysey Ka Hadley Xiisada Ka Taagan Galmudug

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kasoo jeeda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug iney la yimaadaan xasilooni siyaasadeed. Nabadoonka oo warbaahinta ayaa sheegay iney soo...

Dhegeyso: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Somaliland oo Ka Digey Cunista Qaadka Sumeysan

Ku dhawaad 10 Qof ayaa la dhigay Isbitaalka Magaalada Burco ee Somaliland ka dib markii ay cuneyn Qaad la sheegey in uu sumeysnaa oo...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyy Kulankii uu Maanta La Qaatey Saraakiisha ugu Sareysa Amison

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Kulankan ayaa...

Dheygeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Sheegey In La Balaarin Doono Qorshaha Howlgalka Xasilinta

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in la kordhinayo qorshaha Howlgalka Xasilinta, kaasi oo lagu nabadeynayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Wuxuu...

Dhegeyso:Cabdiweli Gaas oo Ku Adkeystey Taageerida Xulufada Sacuudiga Isla Markana Ka Hadley Xiisada Galmudug

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay arrinta ku aadan khilaafka wadamada Khaliijka ayaa sheegay ka Puntland ahaan in ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img