Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyy Kulankii uu Maanta La Qaatey Saraakiisha ugu Sareysa Amison

0
115

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo amniga gobolka, Ku xigeenka u qaabilsanaha Midowga Afrika Seymon Morogan , Taliyaha Ciidanka AMISOM, Afhayeenka Ciidanka AMISOM, Safiirka Dowladda Uganda ee Soomaaliya iyo saraakiisha ammaanka gobolka.

Kulanka markii uu soo idlaaday ayaa waxaa warbahinta la hadlay oo u faah faahiyay waxyaabihii laga wada hadlay ku xigeenka u qaabilsanaha Midowga Afrika iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Gudoomiye-Taabit

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiye Taabit Mobil