Daawo:Jaaliyada Somaliyeed ee Kasoo Jeeda Gobolka Shabelaha Hoose ee Ku Nool Magalada Kambala oo Cambaareeyey Shariif Xasan

0
40

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Waxgarad, siyaasiyiin, aqoonyahaano iyo dad kaloo badan oo kasoo jeeda jaaliyada Somaliyeed ee kasoo jeeda gobolka shabelaha hoose ee ku dhaqan magalada Kambala ayaa kasoo horjeedey maamulka fadhiidka ah ee hogaamiyaha ka yahay shariif xasan.

Siyaasiyiinta iyo aqoonyahaanada ayaa sheegey in wax laga xumaado ay tahay handadaada iyo caga jugleynta ay la kulmayaan dadka siyaasiyiinta ah ee doonaya in ay ka hadlaan dhibaatada uu wakiilka ka yahay hogaamiyaha Koonfur galbeed shariif Xasan.

Nala daawada Universal Tv oo soo tabineysa.