Dhegeysiga Codadka

Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Afgooye Xaaji Gaabow oo Dagaal Loogu Hanjabay

Gobolka Sh.Hoose ayaa tan iyo markii Dowladii Siyad Bare burburtay Dhib ku haya Qabiil doonaya in Gobolka oo dhan la wareego. Kaabo Mooryaantooda oo...

Dhegayso,,Masoomayaal lagu qarxiyay Maqaayad ay ka cuntaynayeen

Wararka ka imaanaya Magaalada Beladxaawo ee Gobalka Gedo, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi oo maanta barqadii uu ka dhacay qarax Miino oo la...

Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Aan Beelaha Hawiye Laga Qaadi Karin Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ey Ayagu Leeyihiin

Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka hadley arimaha gobolka shabeelha hoose ayaa sheegey in gobolka shabeelha hoose uu yahay gobol ey...

Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin oo Afka Furtey Una Sheegey Xukuumada Inuusan Maxamed Afeeey Wadanka Xukumin

Xildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibanada baarlamanka ayaa maanta si cod uga soo horjeestey waxa ey maleegayaan xukuumada federalka oo uu hor...

Dhegeyso: Aragtida Dadweynaha Koonfur Gaslbeed Ey Ka Qabaan Hishiiskii Qoor Qabadka Ahaa Ee Ka dhacay Magalada Muqdisho

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa aragtida ey dadweynaha koonfur galbeed ey ka qabaa hishiiska qoor qabadka ahaa ee lagu soo maleegey magalada muqdisho.   aragtida dadweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img