Dhegeyso: Aragtida Dadweynaha Koonfur Gaslbeed Ey Ka Qabaan Hishiiskii Qoor Qabadka Ahaa Ee Ka dhacay Magalada Muqdisho

1
35

baydhabooWaxaan halkan idinku soo gudbineynaa aragtida ey dadweynaha koonfur galbeed ey ka qabaa hishiiska qoor qabadka ahaa ee lagu soo maleegey magalada muqdisho.

 

aragtida dadweynaha hishiiskii xamar

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

aragtida daweynaha hishiika xamar mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Waxaan filayaa in Eelayda ay la mid yihiin Umusha oo si sahlan u ilowdo Xanuunkii Foosha una weheliso Gaajo aad iyo aad u Xun.

    Waxey had iyo jeer ku fashilmaan Qorshe kasta oo ay isku dayaan iney dantooda ku gaaraan , laga soo bilaabo 1943 ilaa iyo maanta isla khaladkii ayey ku noq noqdaan from Malaaq Shal-gooyoow, Kulubeey Ma fadaano, Roorneey Rafaadneey Amuudneey, Xariif Sakiin iyo Barfasoor ku sheegga Jawaari , Madoowe iyo Xaabsade iyo Xirtooda, hadana Aw Nuunoow iyo Aw Shurre iyo u kala dhuumashada Hawiyaha iyo Daaroodka oo Qiimo rakhiis ah ay ku kala iibsadaan mar kasta, kkkkk.

    Beesha Digil waa ineysan ka sugin Mirifle danahooda Siyaasadeed, waana iney ku shaqeeyaan mabaadii’da ah ” Siyaasadda ma lahan Saxiib Joogta ah, bal waxey leedahaya Dano Joogto ah”. Waa ineysan waqti kale ku luminin daba socodka Reer Mirifle maxaa yeeley waa ummad lug-gooyo iyo Xaasidnimo weyn u haaya Beelaha Digil oo ay u sameesteen qaab wax qeebsi ku saleysan Yastiin iyo Cadaalad darro iyago markii hore ku tijaabiyey qaabka ah ” Siyeed, Sagaal iyo Digil”, markii taasii ay u martey ayaa iyagoo aan xishooneynin ku dayeen haddana qaabkii ay wax magarda Digil ku dareemeen oo ah “Siyeed, Sagaal, Asharaaf, Digil ” Bal ila arka Dulmigaan kkkkk kkkkkk kkkkk

Comments are closed.