Dhegayso..Anigu waxaan qabaa Axmed Diirye iyo Xasan Xaad in lasoo xiro.

8
35

cartanFaarax Yaasin Cartan oo kamid ahaa Musharaxiintii isku soo Taagay Xilka Madaxtinimadda Puntland 8 Jen 2014 ayaa caawa ka uu ka hadlay hadalada kasoo yeeraya shaqsiyaadka isku magacaaba Hogaanka Dhaqanka Hawiye.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

8 COMMENTS

  1. kkkkk abwan cabdule raage taraawiil gabagiisi waxow ahaay asoo daarood kugabya dadkaan abahood lama hubee yey naharaseeynin dalka eebe badiya kuyal dunida guudkeeda docdee nooga timideen kuleey daahir ma ehene doofaarki sida eeygi aan idinku diinahe diinteeyna iyo caadaduba waa idin dureeysahe duka maayo qofaa taabateen weesa dabadeede dadka soomaiyeeydi waxeey sheekaan daarood inoow dhalad eheen oo wecel ahay gbay kale oo waxa jira ow dhahay hana milicsan soomalidaa miirataan nahaye macbuudikii nakii nadhaafiyaan mahad naqeeynahe muska sooo dhac iyo ceeydo waa meheradiiniye mushkiloo dhaxla ruuxkastee wecel masruufaahe ninka maca soomaliyeeydi medebada uyeela waa nimaan minhaaj kudhalan iyo meher xalaaleede siyaad bare iyo tolkiisuba wagarac maqaaniikiise kkkkkkkkkk marka wecel daarood inoow kahadlo hawiye ameey ceeb tahay ileen wecel iyo nasab aan kala nahee

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Af waako may laka came kali adiga so Xiro Axmed Madobe ayaa Xiritaan uu bahaan asaga iyo Dahir Aweys isku jabhad ayeey ahaayen.

    • Hawiyow kala garta nabad doon iyo fidno abuur. Xasan diriye iyo Xaad waa mooriyaantii umadda xamar degan Hawiye ha badnaadee dembiyo waaweyn ka galay oo maantana isku magacaabay Nabaddoon. si aan dembiyadii hore loo soo raacin. Ee Hadday hawiye nabaddoon u yihiin shalay Hawiye ma curyaamiyeen. Taariikhda ma tirtiranto. Hawiye wax bartay nabaddoon u doorta oo umadda isu keena.

  3. waa ku raacsanahay ra yigaas oo ah in la soo xiro dadka u gurbaan tumayo dagaalo ka dhaca wadanka waa xaad iyo axmed diiriye..waa kuwa u diidan shacabka soomaliyeed iney nabad ku noolaadaan ..tan kale waa in laga hadlaa fikirkaga lakin caaytintu waa ceeb…

  4. reerbaadiye waaye midkaan kuhaaya halasooxiri xaad iyo axmed diiriye war nimankaan mahan niman mjeerteen ah waa niman dhalad oo duqoowdii hawiye ah anagaana dooranay inay u hadlaan xaquuda hawiye iyo soomalida ladulmiyo marka taloxumo halkaan hala imaan dadka aad leedahay waa ladilay oo guryo ayaa nalaga heestaa nasiib ayaad leedahay hadaana hada laguu imaan garoowe oon lagaa xoogin guriga aad hada leedahay yaa adoo talada wadanka kaa go’in inaad saas uhadasho waa kuu caqli xumo ee mjeerteen haka qaxin buuglan oo ha isku soo jeedin hawiye.

  5. wale odeyga wuxuu la yimid fikir saliim ah oo ay soomalinimo ku dheehan tahay, hadii la doonayo in laga joojiyo dagaalada koonfurta soomaliya waa in la ga qabtaa kuwa dhibka wada oo maalin walba shacabka dagaal ku haya ,isku dira oo hadana dhiigooda baneystey..

  6. kkkkkk waxaa sucaal ah ninkan buntlad in tee ka xanuuntay fhuwa uu shegayo dhul kama haystaa duulan kuma ahan mise xiilo D… ayuu ku jirtaa marna lagama yaabo in D&m u xiiliyo ama xaqa uu ka xadlo kkkk s u soo Dir askarta komandosta buntlad kkkkkkkkkk

  7. Soomalida waxey ku maahmada – “Habar” dhali waydey aleelo eey ku waalata.
    Dagaalada ka socdo gobolka Sh. Hoose marne ma aheen, mane eheen dagaalo siyaasaeed . Dagaalka waxu u dhexeeya qolo tuugo cadeeysatey ah oo rabto in eey xoog ku qaadato ilo dhaqaalo eey dadkale leeyaheen, ama waxaad dhi karta…Moryaan oo bililiqo soo doontay .”Odigi” macna qabiil u yeela wa kabo moryaan.
    Moryaantaan kaso duushay gobolada dhexe waxan leenahay isku xishooda, Somaali oo idil wa idiin jeeda. Waxaad boob, dhac ..billiqo u geeysateen umado maxaad ka heeysaan. Ti AAKHIRINA wa idiin sugeeysa. Maalin waliba, mar kasta waxa la idiinka cel/celiya wax aadan la heen, xoolo aadan la heen, guri aadan la heen, maqaalo aadan la heen, gobal aadan la heen. Bal Number 50, AWDHEEGLE.MARKA, JENAALE maxa Cadaado iyo Guricel ka galay?????? ,
    Waxa kale oo la yiraahda:
    ”Mukulaal meeshey macaan ku barato eey macluul ogo dhimata”
    “Moryaane meeshey moos iyo babaay ku barato eey macluul ogo dhimata”

Comments are closed.