Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Wasirka Arimaha Gudaha oo Kasoo Horjeestey Heshiiskii Shaley Lagu Saxiixdey Magalada Muqdisho

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdulaahi Goobax Bare oo la hadlayey BBC ayaa ka soo horjeestay aqoonsigii dowladu shalay siisay maamulka Sadaxda gobal ee Baydhabo...

Dhegeyso:- Xildhibanada Iyo Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye oo usoo Xeed Xeetey Dulmi Hor Leh

Xildhibaano Siyaasiyin iyo Waxgaradka Beelaha Haweiye oo maanta kulan ku yeeshay Magalaada Muqdisho aya ka shiray Sidii Beelaha hawiye Deegaanada uu ka dago Gobolada...

Dhegeyso:-Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegey In Amisom Eysan Somaliya Nabad Ka Dhigi Karin

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay deegaanada laga saaray ALshabaab dadka ku dhaqan sida ay u...

Dhegeyso:- Haween Si Gardaro ah Maanta Loogu Diley Duleedka Degmada Marka

Wararka eynu ka heleyno Duleedka Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoloyinka duulaanka ku qabsadey degmada marka ey maanta dileen Dhinacyada...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Sheegey Iney Ka Wadaan Howlgalo Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Wanleweyn

Gudoomiyaha Degmada Walawayn ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen kooxo dhibaataynayay wadayaasha Gadiidka ee isticmaala wadada Xiriira Degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img