Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Kasoo Horjeestey Ciidamada Lagu Soo Daad Gureynayo Gobolka

Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelaha hoose C/laahi Muuse Abukar ayaa si cad uga soo horjeestey qaabka ey nabadeyna dowladu uga wado gobolka shabeelaha gaar...

Dhegeyso:- Axmed Diiriye oo u Dhaaranaya Beelweynta Biyamaal

Afhayeenka beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ka hadlay dagaalada gobalka Shabeellaha Hoose ka jira isaga oo la saftay beesha uu ka soo jeedo. Waxa...

Dhegeyso:-Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi Xasasi ah La Yeelatey Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame

Warbaahinta koonfur galbeed ayaa kol dhaweyd waxaa ey wareysi la yeelatey Suldaanka beesha jiido suldaan Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim, Suldaanka ayaa waxaa uu ka...

Dhegayso: Shaam Habar Gidir inta Mooryaanta ah waa in la dilaa ama waa inay ka baxaan gobolka.

Waxaa maanta inoo suura gashay in aan wareysi la yeelano Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Shaam Qoryooleey oo horay u ahaa...

Dhegeyso:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Lagu Gacan Seyrey Dalab uu u Gudbiyey Kooxaha Heysta Degmada Marka

Wasiirka gaashaandhiga ayaa waxaa uu kulan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka SH/Hoose kula yeeshey Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda kooxaha xooga ku qabsadey magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img