Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay warvaahinta ayaa ka hadlaya dhibaatooyinka ka...
Kulan albabada ey u xiran yihiinn ayaa maanta waxaa ey yeesheen golaha guurtida koonfur galbeed kulankaas oo ey diirada ku saarayeen xaalaha kala duwan...
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe oo kusugan Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in in ey xoojiyaan sidii loo dhameystiri lahaa...
Afhayeen dowlad goboleedka koonfur galbeed liibaan sheekh shuceyb ayaa maanta u waramey warbaahinta isagoo sheegey in howluhu ey ku socdaan sidii loogu tala galey maanta...