Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Xoolo dhaqato Abaaro darteed uga hayaamay Gobolka Gedo oo ka Cabanaya Xanuuno soo wajahey Xoolahooda.

Iyadoo marba marka ka dambeysa ay ka sii dareyso xaaladaha abaareed iyo mida Biyo la,aaneed ee ka taagan Gobolka Gedo ayaa abaartaasi oo galaafatey...

Dhegayso..Faayoow”Waxay wadaan waa aan idiin burburino Anaguna Mayeelayno aan idiin burburino”

Shirka maanta ka furmay Baydhabo waxaa diiday oo aanan ka qayb galin maamulka Lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow. Hadaba sababaha ay u diideen...

Dhegayso..Maamulka KoonfurGalbeed oo qaadacay shirka maanta ka furmay Baydhaba

Sida uu wariyeheena magaalada Muqdisho MK uu ku soo waramayo waxaa maanta xafladii lagu furayay shirweynaha maamulka loogu samaynaayo sedexda gobol ee Baay,Shabeelaha hoose...

Dhegayso..Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo Shir Jaraa’id ku beeniyay war uu sheegay Nicholas key

Madaxweynaha KoonfurGalbeed Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta shir Jaraa'id oo uu kaga hadlaayay kulankii uu shalay kula qaatay Baydhabo wakiilka Qaramada...

Dhegeyso: Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Armihii ay Kala hadleen Mr Kay

Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa sheegey in marnaba wada hadal Ia furi doonin kuwa u ololeynaya Maamulka sadaxda Gobol ee fadhigiisu yahay Magaalada Baydhabo. Maxamed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img