Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Wareysi An La Yeelaney Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

Waxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane Madobe Nuunow Maxamed isaga oo jooga magalada...

Dhegeyso: Malaaq Shiine oo la Degtey Doontii Maamulka 3da Gobol ee Uu Ka Raacey Magalada Muqdiso

Malaaq shiine oo ka mid ahaa odayaashii maalinta cad go,aanka ku gaarey iney ka goostaan maamulka 6da gobol ee uu gacantiisa ku dhisay ayaa...

Dhegeyso: Odayaal isaga Baxay Shirkii Shaley Ka Furmey Magalada Kismanyo

Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa shaley waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ka Furay Shirka dib u heshiisiinta Dadka Dega...

Dhegeyso:-Xildhibaan Xaabsade oo Ka Hadley Bananbixii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhaba

Waxaa shaley magalada baydhaba ka dhacay bananbax balaaran oo looga soo horjeedo shirkii shaley ka furmey magalada baydhaba, Banaanbaxaas ayaa waxaa laga wareysey Xildhbaan...

Dhegayso..Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar”Aniga waxaa ogaa maamul Lixgobol ah oo Baydhabo laga dhisay..Waxa la furay maantana waa Ihaano”

Waxaan maanta nasiib u helnay in gudaha Studio-yaheena Wadajirradio ee magaaladan Atlanta aynu kula kulano Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar kana wareysano dhacdooyinka haatan taagan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img