Shirkii ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa hakad ku yimid ka dib markii ergooyinkii lagu casuumay ay imaan waayeen shirka,...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in uu hakad ku yimid Shirkii Dib u heshiisiita ee Magaalada Baydhabo uu...