Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Gudomiye kuxiigenka Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Oo Ka Warbiyey Kulamadii ey La Qaateen Prof Jawaari

Gudomiye ku xigeenka golaha guurida diwlad goboleeka koonfur galbeed Ugaas maxamuud Ugaas nuur oo u warameyey warbaahinta aya aka warbixiyey kulamadii ey beryahan la...

Dhegayso…Maxaa Hiiraale ku dhaliyey inuu Kismaayo Keeno Ciidamadiisa iyo Sababaha hubka looga dhigey

Maalinimadii shaley Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gabagabeeyey kulamo iyo wada xaajoodyo mudooyinkii ugu dambeeyey halkaasi ay ka wadeen wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya...

DHEGAYSO…WAA MAXAY MOWQIFKA DOWLADA KOONFURGALBEED EE KU AADAN HESHIISKA BARE IYO MADOOBE?

Faadumo Maxamed Xuseen Faayow waa wasiirka haweenka ee maamulka Lixda gobal ee koofur galbeed waxaan wax ka waydiinay sida ay u arkaan heshiiska maamulka...

Dhegayso…Maxamuud Sayid Aadan”Mowqifkeena Lida Gobal waxba iskama badalin”

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Lixda Gobal Maxamuud Sayid Adan oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta wadajir ayaa wuxuu sheegay inuusan waxba iska badalin mowqifkiisa...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka Warbixnaayo Howlgalada Amison Ka Wado Buul Mareer

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur”Siidii” oo Wareeysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha Shabellaha Hoose ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img