Dhegeysiga Codadka

Dhegayso Suxufiyiinta Baydhabo oo Shaqo joojin bilaabay

Suxufiyiinta magaalada Baydhabo ayaa maanta ku dhawaaqay Shaqo joojin kadi kolkii cadaadis ay kala kulmeen maamulka Dulaaliinta ee uu Shiriif  Sakiin horboodayo Ku dhegayso Moobilkaaga

Dhegayso..Dersiga 1aad ee kitaabka Abii Shujaac

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Ku dhegayso Moobilkaaga

Dhegeyso: Hanti dhowrka Guud ee Qaranka oo Sheegey Inuu Baaritaan Ku Sameeyey Xafiiska Madaxweynaha iyo Reysulwasaraha

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Dr.Nuur jimacaale Faarax oo Wareysii siiyaya Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegay in Sanadkaan 2015-ka la xoojinayo Baaritaanada...

Dhegeyso:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa OO Sheegey In Reysulwasaaraha uusan U Madax Bananeyn Shaqadiisa

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, ayaa shegay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya lagu haayo faragelin ku aadan qaab dhismeedka Xukuumadda cusub ee Soomaaliya, sidaasi awgeedna loo...

DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA EE MAANTA

        ---Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose. ---Siyaasiyiin iyo xubno horay kaga tirsanaa baarlamaankii KMG ahaa oo baaq u jeediyay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img