Dhegeysiga Codadka

DHEGAYSO..SABABTA UU BAARLAMAANKU U DIIDAN YAHAY INUU DOWLADA U CODEEYO

Inkasta oo ruux walba uu dhinac ka eego karo arimaha ku xeeran diidmada Baarlamaanka uu diidan yahay inuu u codeeyo xukuumada cusub ayaa waxaa...

DHEGAYSO…MUXAADARO KU SAABSAN ISLAAMKA IYO BARASHADA CILMIGA

Muxaadaradan waxaa inoo soo jeedin doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjidu Sunna wa dacwa ee magaaladan Atlanta Halkan ka dhegaysoWadajirradio 2 1 15 dersiga Moobilkaaga...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Barlamaanka oo Sheegey In Dastuurka Dowlada Federalka uusan Ahayn Kumeel Gaar

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo Shalay ka hadlayay Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka Soomaaliya uusan xiligaan aheyn KMG islamarkaana...

War Deg Deg Ah Dhegeyso:- Golaha Wasiirada oo Kol Dhaweyd Lagu Dhawaaqey

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa goor-dhow Muqdisho kaga dhawaaqay golaha wasiirradiisa cusub, oo ka kooban 20-wasiir. Mudane Cumar C/rashiid oo ka hadlay...

Dhegeyso Xasan Sheekh Iyo Prof Jawaari oo Ku Tuntey Dastuurka Dowlada Federalka

Runtii ma cusba oo ma ahan wax ku cusub dhegaha ummadda soomaaliyeed inay maqlaan madaxweyne xasan shiikh ayaa sharciga ku tuntay amaba godob hebel...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img