Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Qarax Maanta lagu Diley Xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Afgooye Cali Cadow

Wararka aynu ka helney Degaanka Xaawo Cabdi Ee degmada afgooye ayaa sheegaya in Goordhaw Qarax lagula Eegtay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee...

Dhegayso..Gudoomiyaha degmada Baraawe oo xukun la’aan Xabsiga dowlada ku jira ku dhowaad laba bil

Gudoomiyaha degmada Baraawe gobolka Shabeelaha hoose Shaacir Cabdi Cilmi ayaa waxa uu xabsiga dowlada ku jiraa xukun la'aan tan iyo 24kii bishii Nofembar ee...

Dhegayso..Gurmad Daawo oo la gaarsiiyey Bukaano qaba Cudurka Jadeecada Degmada Buurdhuubo

Gurmad Daawo oo loogu talagalay dadka qaba Cudurka Jadeecada oo dhowaan ka dilaacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa maarkii ugu horeysay waxaa la...

Dhegayso..Kulan lagu diidan yahay in uu Shariif gogol dhigo Afgooye oo dhacay magaalada

Kulan maanta ay isugu yimaadeen waxgaradka degmada AFgooge ayaa waxay kaga hadleen amaanka degmada iyo shir dib u heshiisiin ah oo la sheegay in...

Dhegayso…Axmed Madoobe iyo Shariif oo loogu baaqay inay qaska ka daayaan dhismaha Dowlada

Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Maamulada Axmed Madoobe iyo kan Shariifka inay faragalin ku haayaan xukuumada uu soo dhisayo R/wasaare caumar Cabdirashiid, ayagoo sidoo kale...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img