Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne oo Lasii Daayey Kana Hadley Xarigii Loo Geystey

Gudoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Maamulka Gobolka Banaadir C/qaadir Maxamed C/qaadir oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa dhaliilay qaabkii loo xiray Asaga iyo Kuxigeenkiisa...

Dhegeyso Xildhibanada oo Mowqif Cad Ka Istaagey Xukumada Cumar Sheegeyna Iney Ridi Doonaan

Xildhibaanada ayaa markii ugu horeysey waxaa ay cashir lama ilaawaan u direen madaxweynaha xukuumada federalka somaliya iyo xisbigiisa damajadiid oo damcay iney sidey doonaan...

Dhegeyso:- Afhayeenka Maamulka Uu Hormuudka Ka Yahay Shariif Xasan oo Is Casiley

Afhayeenka maamulka koonfur galbeed ee uu hormuudka ka ahaa Shariifka Siyaad Sheekh Cumar ayaa maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii uu u hagey...

Dhegeyso:- Siyaasi Maxamuud sayid oo Dhaliiley Xukuumada Federalka

Maxamuud Sayid Adan oo ka mid ah siyaasiyiin kasoo jeeda Gedo ayaa si weyn u dhaliiley dowlada federalka iyo qabka ay dadka isaga hor...

Dhegayso…Caruurta Buurdhuubo oo u la’anaya cudurka Jadeecada

Todobo ruux oo shan ka mid ah ay yihiin Caruur da,dooda ay u dhaxeyso 5sanoilaa Hal sano jir ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img