Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Gudoomiye ku xigeenka Siyaasada degmada Marka oo iscasilay‏

Iyadoo Gelinkii Dambe ee Shalay Degmada Afgooye lagu magacaabay Xubnaha Maamulka Degmooyinka Marko iyo Afgooye ayaa durbaba waxa soo baxaaya in xubin ka tirsan...

Dhegeyso:- Gudoomiyha baarlamaanka Maamulka Axmed Madoobe oo Ka Jawaabey Mooshinkii Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdihso

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Axmed Madoobe oo ka jawaabey ayaa waxaa uu sheegey waxa maanta ka mdhacay magalada muqdisho ineysan dhag jalaq u siin doonin...

DHEGAYSO..DERSIGA 13AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan Riix Casharka Maanta

Dhegeyso Xildhibaanada Maamulka Raskambooni Oo Weerar Afka Ku Qaadey Shariif Xasan

Xildhibaanada maamulka Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay magalada kismaanyo ayaa waxaa ay si aad ah u weerareen Shariif Xasan ayagoo ku eedeeyey in...

Dhegeyso:Hogaamiye Cabdullahi Waafow oo Shacabka Shabeelaha hoose Ugu Baaqey Iney Iska celiyaan Kuwa Duulaanka Ku Eh Gobolka

Gudoomiyaha Degmada Lambar50 kana mid ah hogaamiyeyaasha Ciidamada Deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey arimo xasaasi ah oo hada ka taagan qaybo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img