Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Axmed Madoobe oo ka jawaabey ayaa waxaa uu sheegey waxa maanta ka mdhacay magalada muqdisho ineysan dhag jalaq u siin doonin oo howshooda ay sii wadan doonaan hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Gudomiyaha barlamanka maamulka Axmed Madoobe
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha barlamanka maamulka Axmed Madoobe mobil
mashaa Allaah Aadbaan usodhaweeneyaa go,Aanka baarlamaanaka soomaaliya kudiidey xaqdaradii kismaayo lagudhob dhoobey Eee xaaraanta ahaa
aad aan u soo dhaweyneynaa hadalka ka soo baxay baarlaamaanka soomaliyeed, horaa loo yiri hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho ee aan aragno meeshey ku dambeeyaan tugtaan qabsatay jubooyinka, waxaase yab leh aawey kii rufiyaanka ahaa ee meelaha soo geli jiray oo hadba qabiil iska dhigi jiray,sirdoon soo hadal hada dayuus yahay faqashka ah, adaa lagaa waayey soo jooge, hadii aad qadiyad biyamaal amase d&m u hadleysid hadaa lagaa rabaahe,sidii geel ka caaciskii hadba midab hala imane .
Comments are closed.