Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Ahlusuna oo Manta Shir Maamul Loogu Sameynayo Gobolada Dhexe Ka Furtey Dhuusamareeb

Maamulka Ahlu suna ee gobolada dhexe ayaa shir maamul loogu sameynayo Shacabka ku dhaqan gobolada Mudug iyo Galgaduud ka furtay maanta magaalada Dhuusa-mareeb ee...

Dhegeyso:- Amisom iyo Alshabab oo Xaley Ku Dagaalamey Deegaanka Tooratootow

Gudoomiyaha degaanka Toora-torow ee gobolka Sh/hoose Gaabow Buula Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay dagaalka xalay ka dhacay Deegaankaasi,kaasi oo u dhaxeeyay Al-shabaab...

Dhegeyso Wariye Madaxbanan oo Laga Wareystey Dilkii Loo Geystey Taliyaha Ciidanka Nabadsugida ee Degmada Afgooye

Wariye madaxbann oo ku sugan degmada afgooye ayaa waxaa laga wareystey qaabkii uu u dhacay dilkii loo geystey alah u naxariistee talliyihii ciidanka nabadsugida...

Dhegeyso:- Bananbax weyn oo Maanta Ka Dhacay Degmada Marka

Bananbax aad u balaaran oo loogu soo horjeedo maamulka uu shariif xasan u sameeyey degmada marka ayaa maanta waxaa lagu qabtey degmada marka kaasoo...

Dhegeyso:- Bananbax aad U Balaaran oo Hada Ka Socda Nr 50 “Dooni Meyno Shariif Sakiin Dooni Meyno Caado Qaate”

Banaanbax aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan dadka dulmi diidka ah ee ku dhaqan deegaanka nr50 iyo meelaha ku dhow dhow...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img