Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Daahir Amiin Jiisoow oo Sheegey In Mooshinka Ka Dhanka Ah Maamulka Raaskambooni Uusan Istaagi Doonin

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan Joojin doonin Mooshinka ka dhanka ah maamulka Axmed Madoobe. Daahir Aamiin Jeesow...

Dhegeyso Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Cabanaya Isbaarooyinka Gobolka Kusoo Kordhey

Guddiga Gaadiidleyda gobalka Shabeellaha Hoose oo kulan ku yeeshey degmada afgooye ayaa si aad ah uga cowdey isbaarooyin ku soo kordhay deegaanno kamid ah...

Dhegeyso:-Xukummada oo Sheegey In Dilkii Xildhibaan Yusuf Dirir ay Ka dambeeyeen Ciidamada Dowlada

Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u sheegtay cidii ka dambeysay dil shalay Muqdisho loogu geystay Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Federaalka...

Dhegeyso:- Wareysi Aad u Kulul oo ay Golaha Dimoqradiyada iyo Midnimada La yeesheen Xildhibaan Afaraale

Golaha dimoqradiyada iyo midnimada ayaa shaley waxaa uu wareysi kulul oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshey xildhibaan Maxamed Afaraale wareysigaas ayaa waxaa uu kaga...

Dhegeyso:- Faahfaahin Dheeri oo Laga Helaayo dagaalkii maanta Ka Dhacay Degmada Awdheegle

Warar ka imanaya degmada Awdheegle ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in aroornimadii hore ee saakey bar koontarol oo ay ciidamnada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img