Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Xubnaha Baalamaanka oo ka hadley Dib u Dhicii Ku Yimid Mooshinkii Ahaa In Maanta Loo Codeeyo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari oo ka hadlay Furitaanka Kulankii maanta ayaa Xildhibaanada u aqriyay Codsi kaga yimid Ra'isal Wasaaraha Xukuumada kaasi...

Dhegeyso:-Odayaasha Degmada Qoryooleey oo Amisom Ku eedeeyey Iney Laaluush Ka Qaateen Ciidamada deegaanka Xooga Ku Heysta

C/qaadir Abuukar Ibraahim oo ka mid ah waxgaradka Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay waraabhinta ayaa Eedeyn u jeediyay Ciidamada AMISOM...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Tiyeegloow oo Ka Warbixiyey Dagaalo Ka Dhacay Deegaanadaas

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Xudur gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalo culus ay ka dhaceen deegaano ka tirsan gobolkaasi Bakool. Wararka ayaa intaasi kusii...

Dhegeyso:- Bananbax Loagu Taageerayo Mooshinka Laga Keeney Maamulka Axmed madoobe oo Lagu Qabtey Magalada Baydhaba

Degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa ka dhacay bananbax looga soo horjeedo Baarlamaanka cusub ee maamulka KMG ah ee Jubbaland iyo taageero loo muujinayo mooshinka...

Daawo Odayaasha Degmada Doolow oo Kasoo Horjeestey Mooshinka Laga Keeney Maamulka Axmed Madoobe

Odayaal kasoo jeeda degmada doolow ayaa si cad uga soo horjeestey mooshinka laga keeney maamulka Axmed Madoobe hadaladii odyaashana waxaa ka maid ahaa. https://www.youtube.com/watch?v=f8ZjdWy0C9U  

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img