Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Odeyga ugu Sareeya Siyaasada Somaliya Mr Kay oo Warbixin Siiyey Golaha Amanka Midowga Africa

Nicholas kay ayaa waxbixin dheer siiyey gudiga golaha amaanka ee midowga africa nicholas kay ayaa ka hadley xaalada guud ee uu ku sugan yahay...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Xaley u Waramey Golaha Dimoqradiyada iyo Midnimada Koonfur Galbeed

Gudoomiyaha golaha dhaqanka Koonfur Galbeed Suldaan Buube Cabdulle Buube oo Xaley u marti u ahaa golaha dimoqradiyada iyo midnimada koonfur galbeed ayaa waxaa uu...

Dhegeyso:- Reer Koonfur Galbeedow Dhegeyso Taariiq Barasho Kaaga Baahan

Abwaan Xuseen Xasan Mursal oo ka mid ah abwaanada koonfur galbeed ayaa waxaa uu halkan idinkugu soo gudbinayaa taariiq aad u balaaran oo idinkaga baahan...

Dhegeyso Qarax Ciidamada Amisom Lagula Beegsadey degmada Marka

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax Miino lagula beegsaday Gaadiid ay wateen Ciidamada Midowga Afrika ee...

Dhegeyso:- Barnaamij aad u Xiisa Badan oo Ku Saabsan Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Siilaanyo

Barnaamij aad u xiiso badan oo ay soo diraayeen VOA ayaa todobaadkan waxaa ay diirada ku saareen muddo-kordhinta ay guurtida Somaliland u samaysay Madaxweyne...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img