Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-C/kariin Iyo Axmed Madoobe oo Ka Hadley Safarkii Prof Jawaari Ku Tegey Magalada Dhuusamareeb

Masuuliyiinta Maamulada Jubbaland iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa wada...

Dhegeyso Xildhibaano Ka Tirsan Dowlada Federaalka oo ku Sugan Degmada Xudur oo Sheegey Iney Tegi Doonaan Ceelberde

Xildhibaan Cumar Cali oo kamid ah xildhibaanada kusugan Xudur ee kusii jeeda Ceel-Barde ayaa si faah faahsan uga hadlay safarkooda waxa uu ku saabsan...

Dhegeyso:-Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Horyimid Hadal kasoo Yeerey wasaarada Arimaha Dibada

Gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha dibada ee baarlamaanka dowlada federaalka somaliya prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegey in wasaarada arimaha dibada ay ku degdegtey...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada wanlweyn oo La Hadley Idaacada VOA

Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh.hoose Maxamed Siidow oo maantii shaley la hadlay Laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa sheegay in ciidamada...

Dhegayso…Shaam”Xasan Shiikh Maleeshiyada Abgaal ka rar gobolka,Shariif Xasan Isku xishood,Reer Baraawa soo dhacsada Sharaftiina.

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed(Shaam Qoryooleey) oo maanta wareysi siiyay Wadajirradio Atlanta ayaa ka dhawaajiyay in dhibta haysata dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayan u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img