Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh.hoose Maxamed Siidow oo maantii shaley la hadlay Laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa sheegay in ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Sh/hoose aysan ahayn dadka deegaanka.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudoomiyaha degmada wanleweyn mobil
