Dhegeyso:-C/kariin Iyo Axmed Madoobe oo Ka Hadley Safarkii Prof Jawaari Ku Tegey Magalada Dhuusamareeb

0
178

Madoobe-iyo-Abdikariim-Masuuliyiinta Maamulada Jubbaland iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa wada jir u Cambaareeyay socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee uu ku tagay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka galgaduud.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

Cabdikariin iyo Axmed Madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdikariin iyo Axmed Madoobe Mobil