Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

Dhegayso...Wararka Wadajirradio Atlanta Warka

Dhegayso…Shirka Kismaayo Ma dan Soomaaliyeed mise Tu Daarood?

Todobaadka soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo isugu yimaadaan kooxda loogu yeero Madaxda Madasha Soomaaliyeed, Hadaba shacabka Soomaaliyeed waxay isweydiinayaan Shirka Kismaayo...

Dhegeyso:-Sharuudaha Looga Baahan Yahan Musharixiinta U Tartamaya Xilka Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan

Gudiga doorashooyinka gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenada baarmaanka maamulka shariif xasan ayaa maalintii shaley ku dhawaaqey sharuudaha looga baahan yahay iney soo buuxiyaan musharixiinta...

Dhegeyso:-Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Hadley Maamulka Looga Dhawaaqey Ceelberde

Wasiirka arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa markii ugu horeysay sheegey ka warqabaan maamulka la magac baxay ka Bakool sare balse ay...

DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

—Kulan looga hadlayay amaanka Muqdisho oo ay maanta yeesheen duqa muqdisho iyo gudoomiyaasha degmooyinka. —Dowlada Soomaaliya oo dib u howlgalisay machadka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya —Diyaar...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img