DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

0
62

astaanta wadajir—Kulan looga hadlayay amaanka Muqdisho oo ay maanta yeesheen duqa muqdisho iyo gudoomiyaasha degmooyinka.
—Dowlada Soomaaliya oo dib u howlgalisay machadka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya
—Diyaar garowga shirka maamul u samaynta gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo si wayn looga dareemayo magaalada Jowhar.
—Ciidanka Booliiska degmada Afgooye oo gacanta ku soo dhigay ruux ay sheegeen inuu dilay Allah ha u naxariistee gudoomiyihii hore ee degmada Afgooye Cabdulaahi Axmed IIdeey.
—Dagaal ka dhacay degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelaha Hoose

—Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale “Cabdiwali Gaas iyo Axmed madoobe ayaa ka danbeeyaan waxa ka socda haatan gobalka Bakool”.

Halkan ka dhegayso WARARKA WADAJIRRADIO