Dhegeysiga Codadka

Dhageyso:-Shacabka Deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha oo Ka Cabanaaya Ciidamada Amisom

    Shacabka ku dhaqan deegaanka buula mareer ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay cabashooyin ka muujinayaan dhibaatooyinka ay deegaanka ku hayaan ciidamada amisom iyo...

Dhegeyso;-Agaasime Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Xilkii Iska Casishey

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta maamulka shariif xasan Marwo Caziizo Sheekh Nuur ayaa iska casishay shaqadii ay u haysay maamuulka shariif. Marwo Caziizo...

Dhegeyso:-Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Oo Ka Hadley Dhibaatada Ciidamada Hawiye Ku Hayaan Gobolka Shabeelaha Hoose

Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan xildhibaanada ka soo jeedo degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kadib...

Dhegeyso:-Kulankii Reysulwasaaraha Iyo Odayaasha Gobolka Hiiraan oo Fashil Ku Dhamaadey

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo la hadlayay warbaahinta ayaa Faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay qodobbadii ay kala hadleen RW Somalia Sharma’arke, kaddib kulan ay...

Dhegeyso:-Fadeexad Kasoo Baxeysa Weerarkii Ay Alshabab Ku Qaadey Xerada Laanta Buuro

Kol dhow ayey aheyd kolkii Al-shabaab ay Weerar Xoog leh ku soo qaadeen ciidan u abaabulan qaab beeleed isla markaana xiran dareyska ciidanka dowlada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img