Dhegeyso;-Agaasime Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Xilkii Iska Casishey

0
145

baydhaboAgaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta maamulka shariif xasan Marwo Caziizo Sheekh Nuur ayaa iska casishay shaqadii ay u haysay maamuulka shariif.

Marwo Caziizo ayaa sabab uga dhigtey xila ay ka dhigtey maamul xumo ka jirta maamulka shariif xasan oo tan iyo intii la magacaabey wax howlo ah ay ka qabteen deegaanada ay sheegaanin ay ka taliyaan.

Caziiza Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Caziiza Sheekh Mobil