Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan xildhibaanada ka soo jeedo degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kadib markii dad shacab ah magaalada Marka ay ku xasuuqeen Maleeshiyaadka Hawiye ee Milateriga sheegto.
Wareysigiisana waxaa uu u dhacay sidan,
Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaciil
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaciil Mobil

ciidan beeleedkan hawiye ee mudada dheer dhibka ku haya shacabka soomaliyeed gaar ahaan gobolka sh/hoose waa wax la wada ogyahay ilaa xasan sheekh iyo taliyeyal ku sheega ciidanka waa qabiil waxeyna u shaqeeyaan hab qabiil. dowlad waa been mana jirto dowlad daacad ah. marka waa in loo midoobaa lagana hortagaa qoladaan ku caan baxdey dilka ,dhaca iyo kufsiga..inshaallah waa laga jaazin doonaa dowlad ku sheega muqdisho xumaanta ay maleegayaan..
waa xilligii aan gobolka shabeelada hoose aan ka dhigan laheyn dhuulkena iyo gobolkena. aniga waxaan kussoo koray degmada wanleweyn. aan xureyno gobolka. waa gobolkena.
Comments are closed.