Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Qaar Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmey Weerarkii Hottel Ambasador oo Warbaahinta La Hadley

Qaar ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Ambassador ee Magaalada Muqdisho oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey qaabka...

Dhegeyso Taliyaha nabadsugida Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Qaabkii Ay Usoo Af Jareen Weerarkii Hottel Ambasador

Taliyaha Nabad Sugida Cabdiraxmaan Maxamed Tuur Yare oo shir Jara’id ugu qabtay Warbaahinta Hoteelka Ambassador ayaa warbixin ka bixiyey qaabkii uu u dhacay weerarka...

Dhegeyso Nabadoon Xaad oo Ka Hadley Xaqa Muqdisho Ay Ku Leedahay Aqalka Sare

Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka Hadlay Xaqa ay ku yelaneyso Muqdisho ee Aqal Sare ee Dalka...

Dhegeyso Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Sheegey In Aan Marnaba Laga Laaban Doonin Xiritaanka Xeryaha Qaxootiga

Xilidhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya ee laga soo doorto gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda...

Dhegeyso Dowlada Federaalka oo Digniin u Dirtey Maraakiibta Sharci Darada Uga Kaluumeysta Xeebaha Somaliya

Wasiirka wasaarada kaluumigeysiga iyo qeyraadka bada ee dowlada federaalka somaliya Maxamed Cumar Ceymooy ayaa ka digay Kalluumeysiga sharci darada ah ee laga wado Xeebaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img