Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Feysal Cali Waraabe oo Sheegey Shirka Ka Socda Magalada Muqdisho Ineysan Waxba Kasoo Baxeyn

Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Feysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta  ayaa ka hadlay Shirka Madasha wada-tashiga Qaran ee ka socda Magaalada...

Dhegeyso Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Ragii Loo Heystey Qarxinta Dayaaradii Daalo Airline

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo...

Dhegayso…Dr Fowzi Cabdinuur”Waxaan u shaqayn doonaa ummadda Anagoo baahidooda si gaar ah u eegayno”

            Iyadoo maalin nimadii shalay Golaha Qurbajoogta KoonfurGalbeed xafiis ka furteen magaalada Baydhabo isla markaana u wakiisheen Dr Fowzi Cabdinuur ayaa waxaa inoo suura gashay...

Dhegayso…Madoobe Nuunoow”Todoba arday ayaan shaqo u balan qaaday”

            Wasiirka Xanaanada Xoolaha maamulka Shariif Xasan Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta magaalada Afgooye kula kulmay qaar ka mid ah ardada barata cilmiga...

Dhegayso..CASHARKA 31AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Dhegayso..CASHARKA 31AAD EE...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img