Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Cabdi Weli Gaas oo Sheegey Iney Dili Doonaan Alshababta Ku Jirta Xabsiyada Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa sheegay in ay kooxda Al- Shabaab in ay Xabsiyada Puntland hadda ka buuxaan Maxaabiis badan...

Dhegeyso:Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadlaya Darxumada Taala Degmada Marka

Xildhibaano ka tirsan maamulka shariif xasan ayaa maalmahan waxaa ay ku sugnaayeen degmada marka ayagoo shaagey iney halkaasi u joogeen iney xaliyaan dagaalo hore...

Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Boliiska Degmada Afgooye Oo Sharci Cusub Dul Dhigey Degmada

Taliska booliiska degmada Afgooye ee gobolka Shabelaha Hoose Amiin bille Cusmaan oo la hadley warbaahinta ayaa soo saaray sharuuc ku saabsan bisha barakeysan ee...

Dhegeyso:Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Magalada Muqdisho Xaqeeda La Lunsadey

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dhibaato uu ku sheegay in Bulshada Muqdisho xuquuqdooda...

Dhegeyso Kooxo Isbaarooley Ah oo Lagu Laayey Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye

Kooxo isbaaro dhigin jirey inta u dhexeysa degmada afgooye iyo deegaanka mareereey ayaa kol dhaweyd waxaa halkaasi kusoo weeraray ciidanka alshabab ayagoo halkaasi lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img