Dhegeyso Nabadoon Xaad oo Ka Hadley Xaqa Muqdisho Ay Ku Leedahay Aqalka Sare

0
51

Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka Hadlay Xaqa ay ku yelaneyso Muqdisho ee Aqal Sare ee Dalka oo Dood adag ka Tagan tahay.

Hadaldiisdana waxaa ka mid ahaa.

Nabadoon Xaad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Nabadoon Xaad Mobil