Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Dowlada Federaalka oo Sheegtey In Alshabab Ilamaha Ay Kasoo Aruursadaan Dugsiyada Quraanka Lagu Barto

Wasiirka Cadaalada Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/laahi Jaamac Ilka-jiir ayaa ururka Al-shabaab ku eedeeyay dhalinyarada yar yar ee caruurta ah in ay si qalad ah...

Dhegeyso:Maamulka Somaliland oo Ku Eedeeyey Dowlada Federaalka Armo Xasaasi Ah

Maamulka Somaliland ayaa Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen in ay burburiyeen Heshiisyo ay horay u wada gaareen. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha gudaha Axmed...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo Ka Cabanaaya Qaxootiga Ka Imaanaya Dalka Kenya

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Qaxootiga kasoo laabtay xeryaha dalka Kenya ay dhibaatooyin kala duwan...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Waajid oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Hesyta Shacabka Ku Nool Degmada

Waxaaba gebi ahaan go,an wada isku xirta degmada baydhabo iyo waajid taasoo kentey in shacabkii ku dhaqnaa degmada ay kala kulmaan dhibaatooyin badan gudoomiyaha...

Dhegeyso:Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Deyriyey Qaabka La Rabo In Loo Qabto Doorashoonka Dalka Ka Dhici Doona

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hadlay warbaahinta ayaa Walwal ka muujiyay Qabsoomida Doorashooyinka Dadban ee Dabayaaqada Sanadkaan lagu wado inay soomaaliya ka dhacaan. Tarsan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img