Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid aj Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka kana soo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan...
Dagaal u dhaxeeya ciidanka maamulka Axmed Madoobe iyo sidoo kale Maleeshiyaad u hubeysan ayaa saakay ka dhacay degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.
Taliyaha ciidanka...