Dhegeyso:Xildhibaan Daahir Amiin oo Sheegey In Hiiraan Ay Noqon Doonto Laba Gobol

0
46

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid aj Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka kana soo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan uu labo Gobol noqonayo haddiiba ay caasimad noqoto magaalada Buulo Barte ee Gobolka Hiiraan.

Xildhibaan daahir Amiin hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan-Daahir-Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Daahir Amiin Mobil