Dhegeyso Faahfaahin Ku Saabsan Ciidamada Maamulka Axmed Madoobe oo Isku Fara Saarey Degmada Beledxaawo

0
42

Dagaal u dhaxeeya ciidanka maamulka Axmed Madoobe iyo sidoo kale Maleeshiyaad u hubeysan ayaa saakay ka dhacay degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

Taliyaha ciidanka degmada Beled Xaawo oo la hadlaywarbaahinta ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen Maleeshiyaad hubeysan oo amni daro ka waday degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

Dagaal Ka Dhacaey Degmada Beled xaawo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Dagaal Ka Dhacay Degmada Beled Xaawo Mobil