Daawo:Barnaamij Ka Hadlaaya Dulmiga iyo Xadgudubka Ay Somalida Isku Heyso oo Ay Soo Diyaarisey Unuversal Tv

0
141

Telfishinka Universal tv ayaa waxaa uu soo diyaariyey barnaamij aad u xiiso badan oo ka hadlaya dulmiga somali gudaheeda isuku heyso kaasoo keeney in qabai’ilada qaarkood lagu af lagaadeeyo shaqooyinka ay qabtaan halka kuwa qabaailadaas caaynaya ay isla markaa isticmaalaya waxyaalaha ay soo saaraan qabailada.

Wariye Cabdixatif oo falanqeynaya barnaamijkan xiisaha badan waaka ee nala daawada kadibna qof walboow naftada dib ugu noqo is xisaabi intaan lagu xisaabin waxa aad isugu qab weyn tahay fiiri hareerahadana waxa ka dhacaaya fiiri.