Dhegeyso:Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Deyriyey Qaabka La Rabo In Loo Qabto Doorashoonka Dalka Ka Dhici Doona

0
35

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hadlay warbaahinta ayaa Walwal ka muujiyay Qabsoomida Doorashooyinka Dadban ee Dabayaaqada Sanadkaan lagu wado inay soomaaliya ka dhacaan.

Tarsan ayaa Dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shekh ku Eedeyey in aysan u Bislayn Hirgalinta Hanaanka Doorashooyinka Dadban ee Hogaamiyaasha Madasha wadatashaga Qaranka ay ku heshiiyeen in ay Dhacaana Bilaha September iyo October ee Dhamaadka Sanadkaan sida ku Cad War-mutiyeedkii ka soo baxay Shirkii ugu Danbeeyey ee Muqdisho.

Hadaladiisan waxaa kam id ahaa.

Maxamuud-Axmed-Nuur-Tarsan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Mobil