Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Aan Ka Wareysaney Barnaamij Isbuucii Tegey Lagu Qabtey Degmada Afgooye

Barnaamij loogu magac darey bulsho bile ayaa isbuucii tegey lagu qabtey degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose kaasoo ay kasoo qeyb  galeen argooyin ka...

Dhegeyso Taliyaha Nabadsugida Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Ka War Hayeen Qaraxa Intuusan Dhicin Ka Hor

Taliyaha nabadsugida dowlada federaalka General C/llaahi Gaafow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu ku...

Dhegeyso Madaxweynaha Somaliland oo Sheegey In Shacbka Ay Diyaar U Yihiin Iney Ka Go,aan Somaliya

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in shacabka deegaanada Soomaaliland ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale. Hadaladiisana...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Xudur oo Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Deegaanka

Gudoomiyaha Degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aysan heysan dhaqaalo ay kula dagaalamaan Al-Shabaabka ku...

Dhegeyso Dagaalo Maanta Ka Dhacay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka baay

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaal culus uu halkaasi ku dhexmaray ciidanka maamulka shariif Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img