Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Diinsoor oo Ka Hadley Dagaalo Geystey Qasaaro Badan oo ka Dhacay Deegaanadaas

Gudoomiyaha degmada diinsoor ee gobolka baay oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu warbixin dheer ka bixiyey dagaalo dhex marey ciidamada maamulka shariif...

Dhegeyso Sheekh cali Dheere oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Qaraxii Ka Dhacay Magalada Galkacyo

Afhayeenka guud ee Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, isagoo ku hanjabay inay...

Dhegeyso Taliye Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadlaya Dagaalo ka Dhacay Deegaano Hoos Taga Gobolka baay

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska gaarka ah ee Maamulka Shatiif xasan Maxamed Isaaq Cari Case oo la hadley warbaahinta isaga oo ka warbixinaya dagaal...

Dhegayso…Wararka wadajirradio Atlanta

      ----Ciidamo ka tirsan Dowlada soomaaliya oo Qarax lala beegsaday Isgoyska Fagax degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. ----Masuuliyiinta Punland oo ka hadlay qaraxyadii mataanaha ahaa ee...

Dhegayso..CASHARKA 34 AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. CASHARKA 34 AAD...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img